Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cruz Oo Ku Xigeen U Xushay Carly Fiorina


Ted Cruz, musharraxa Jamhuuriga ee madaxtinimada u ordaya ayaa Carly Fiorina u magacaabay inay noqonto madaxweyne kuxigeenkiisa. U.S.

Fiorina ayaa madax u soo noqotay shirkadda computer-ada ee Hewlett Packard, ka hor intii aan xilkaasi aanay ka qaadin guddiga maamullayay shirkadaasi.

Fiorina ayaa waxay ahayd musharraxii hore ee madaxtinimada ee Jamhuuriga, iyadoo tartankaasi ka hartay markii ay weyday taageerayaal uga codeeya doorashooyinki gobollada ka dhacayay.

iyada u coddeeya. Jamhuuri ah oo uu Republican presidential candidate Ted Cruz, running second behind front-runner Donald Trump, has picked former technology executive Carly Fiorina as his vice presidential running mate.

Tartanka madaxtinimada ee Jamhruuriga waxaa imika ku horreeya musharraxa Donald Trump.

XS
SM
MD
LG