Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirkii Biyaha Sucuudiga oo la Casilay


Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Salmaan ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Biyaha iyo Korontada ee dalkaas.

Tallaabadan ayaa timi wax ka yar lix bilood markii xukuumaddu ay joojisay gebi ahaan kabkii ay ku bixin jirtay biyaha, korontada iyo adeegyada kale ee la mid ah.

Wasiirka xilka laga qaaday Cabdullah al-Xuseyn waxaa bedeli doona Cabdiraxmaan Al Fadli oo ah wasiirka haatan ee beeraha.

XS
SM
MD
LG