Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khabiirka Xuuqda Aadanaha ee QM Oo Booqanaya Muqdisho


UN Logo
UN Logo

Magaalada Muqdishu waxaa maalmahan booqasho ku jooga khabiirka madax bannaan ee Golaha Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya Bahame Tom Mukirya Nyanduga.

Shirir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho, ayuu ku sheegay inuu soo dhoweynayo kootada haweenka Soomaaliyeed looga qondeeyey baarlamanka lasoo dhisayo oo ah boqolkiiba soddon.

Waxaa warbixintan Muqdisho nooga soo diray Jacfar Kuukaay.

Warbixin: Jacfar Kuukaay
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00


XS
SM
MD
LG