Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Maxay Cudurka Kaduudiyaha?


Dr. Xassan Cali Maxamed oo qaabilsan cudurada Guud iyo qaliinka kana howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka warramaya waxa uu cudurkan yahay.

Toddobaadyadii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho iyo deegaanno ku dhow dhow ku soo badanayay dad uu soo ridanayo cudur ay Soomaalidu ula baxday Kaduudiye oo haleela xubnaha kala goysyada bani aadamnka.

Cudurkan oo Somalia aad uga caan baxay sanadkii 2005-tii ayaysan Soomaalidu wax badan ka fahamsaneyn.

Bahda caafimaadka ayaa ku tilmaamay xanuuno kala duwan. Qaar baa ku tilmaamay Dangue Fever, kuwo kalena waxey ku sheegeen Chikungunya- (Jekengunya ) – oo labaduna ah cudurro leh caabuq ku dhaca kala gooysyada xubnaha.

Dr. Xassan Cali Maxamed oo qaabilsan cudurada Guud iyo qaliinka kana howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka warramaya waxa uu cudurkan yahay.

Cudurka Kaduudiyaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:26 0:00

XS
SM
MD
LG