Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqoonyahan Soomaali ah oo ku Kulmay Harvard


Harvard University with Armenian flag
Harvard University with Armenian flag

Jaamacadda Caanka ah ee Harvard ee ku taalla Magaalada Boston ee dalkan Maraykanka, waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mida aqoonyahanka Soomaalida.

Kulankan ayaa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka aqoonyahanka Soomaalida ee ku kala nool daafaha dunida.

Foosiya Cabdikariin Cabdulqaadir oo ka mida Aqoonyahanka Kulankan ka qayb galay ayaa faahfaahin ka bixisay ujeedada kulankan loo qabtay iyo waxa looga hadlay.

Kulanka Aqoonyahanka Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

XS
SM
MD
LG