Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Cabdi Xakim Fiqi


Martida Makrafoonka
Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Somalia Cabdixakim Maxamuud Xaaji Fiqi.

Barnaamijka oo ku saabsan duqeymaha Diyaaradaha Darooniska Mareykanka ay ka wadaan Somalia waxa soo diyaariyey wariyaha VOAda ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Barnaamijka oo dhageystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Dhageyso Barnaamijka Makaroofanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:06 0:00

XS
SM
MD
LG