Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Gaar Ah oo ku Saabsan Weerarada Ku Socda Al-Shabab


Ururka al-Shabaab ayaa bilihii u danbeeyay, wuxuu la kulmay guul-darrooyin ka soo gaaray weerarrada iyo howlgallada military ee ay fuliyeen Maraykanka, AMISOM iyo dowladda Somalia.

Dhinaca kale, ururku wuxuu sii wadaa dagaalka uu kula jiro dowladda Somaaliya iyo AMUISOM.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa noo diyaarisay warbixin gaar ah oo ay ku eegayso weerarada lagu hayo Al-Shabaab iyo sida ay taasi kooxda u saameysay.

Warbixin: Weerarada Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:51 0:00


XS
SM
MD
LG