Isku xirrada

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdi Shire Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta Jubbooyinka, waxana uu ka hadlayaa shirkii dhawaan lagu soo gababeeyey Kismaayo oo dib-u-heshiisiinta ahaa.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

XS
SM
MD
LG