Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Hiigsiga oo Ka Socda Sweden


Caynte
Caynte

Magaalada Stockholm ee dalka Sweden waxa ka socda shir ay wada lee yihiin dalalka deeqda bixiya iyo kuwa deeqda la siiyo oo ay Somalia ka mid tahay.

Shirkan oo raacsan Hiisiga Cusub ama New Deal-ka ayaa waxaa dib u eegis iyo qiimeyn loogu sameynayey barnaamijka Hiigsiga Cusub, oo laga hir-geliyey dalal badan.

Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya uga qeyb galay Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Somalia, Cabdiraxmaan Yuusuf Cali (Cenyte).

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa ka wareystay faahfaahinta shirkan.

Shirka Hiigsiga ee Sweden
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

XS
SM
MD
LG