Isku xirrada

Salaad Roob Doon oo lagu Tukaday Muqdisho


Muqdisho

Muqdisho

Salaad roob doon ah oo alle looga baryay in abaaraha uu xilligan ka dulqaado dadka ayaa maanta lagu tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Munaasabadan salaadda roob doonka lagu tukunayay ayaa waxaa soo ababaushay wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta iyada oo ay ka qayb galeen boqolaal dadweyne ah iyo xubno ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

XS
SM
MD
LG