Isku xirrada

War Deg-Deg ah

D.F. Somalia oo Deeq u Dirtay Somaliland


Dowladda Somalia ayaa maanta deeq lacageed oo gaaraysa hal malyuun oo dollar u dirtay Somaliland si wax looga qabto abaaraha ka jira gobollo ka tirsan Somaliland. RW kuxigeenka dowladda Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in deeqdani ay tahay mid hor dhac ah.

Goor dambana, wafdigii siday deeqda lacageed ee loogu talagaya dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan Somaliland ayaa galabta ka degay magaalada Hargeysa, waxaana lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Cigaal. Waxa warbixintan magaalada Hargeysa nooga soo diray Weriyaha VOA Barkhad Kaariye.

Dhageyso Taakuleynta Abaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00

XS
SM
MD
LG