Isku xirrada

Wicitaanka: Cusmaan M. Macallin (Shaatax)


Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiyaha Hay'adda Dhallinyarada, Cusmaan Muxyadiin Macallin (Shaatax), waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhagestayaasha VOA.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Axmed Cali Sheekh.

XS
SM
MD
LG