Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buug Laga Sameeyey Silsiladii Siinleyda


Magaalada Hargeysa waxaa dhawaan lagu soo bandhigay buug lagu ururiyay Silsiladii suugaaneed ee horaantii todobaatameeyadii ka caan baxday Soomaaliya ee “Siinley”.

Buugan waxaa qoray Yuusuf Cabdulle Shaacir oo ah qoraa sugaanta Soomaalida keydiya.

Buuggan waxaa uu wax ka qoray maansooyinkii Siinley, iyo sidii ay berigaa aheyd xaaladda Soomaaliya.

Wariyeheenna Cabdixakim Maxamud Shirwac ayaa Yuusuf Shaacir ka wareystay buuggan.

Wareysi: Yuusuf Shaacir
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00

XS
SM
MD
LG