Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalluumeysiga Sharci Darrada ee Somalia oo Kordhaya


Waxaa soo kordhaya qeyla dhaanta ku aadan maraakiib shisheeye oo kaluumeysi oo booba Kheyraadka badda ee Somalia.

Waxaa soo kordhaya qeyla dhaanta ku aadan maraakiib shisheeye oo kaluumeysi oo booba Kheyraadka badda ee Somalia.

Guddoomiyaha hey’adda Cilmi baarista badda Somalia Admiral Faarax Qare ayaa ka hadlay xaaladda badaha Somalia isagoo soo jeediyay talooyin uu sheegay in looga hortagi karo kalluumeysiga sharci darada.

Faarax Qare oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maraakiibta shisisheeye ay si aad ah ugu soo dhowaadan xeebaha Soomaaliya oo ay gurtaan kheyraadka badda Soomaaliya.

Wariyeheenna Magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho kasoo soo diray.

Kalluumeysiga Sharci darrada ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG