Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Adeega VISA oo Laga Hir-geliyey Somalia


Bangiga Premier ee Soomaaliya oo horey u hirgeliyey adeegyo ay ka mid yihiin kaarka lacagaha lagu bixiyo ee Master Card ayaa hadda bilaabay adeegga kaarka ee VISA Card.

Adeegan ayaa u saamaxaya qof kasta oo Soomaaliya jooga oo haysta Card Visa ah inuu lacagaha kala baxo mashiinnada lacagta ee Bangiga Premier ee Somalia, iyo dunida oo dhan.

Wariyeheenna Maxamed Cabdi Xasan ayaa adeeggan ka wareystay madaxa hawlfulinta bangiga Premier Cabdirisaaq Maxamad Axmad.

Adeega VISA oo laga hir-geliyey Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

XS
SM
MD
LG