Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toddobaadka Cayaaraha Ohio oo Lasoo Afjaray


Cayaaraha Ohio
Cayaaraha Ohio

Tartankan kubadda cagta ah, ayaa waxaa ku loolamayey koox ka kala yimid qaar ka mid ah gobollada dalka Mareykanka.

Waxaa magaalada Columbus ee gobolka Ohio lagu soo gabgabeeyey ciyaaraha koobka todobaadka Soomaalida ee halkaas ka socday.

Tartankan kubadda cagta ah, ayaa waxaa ku loolamayey koox ka kala yimid qaar ka mid ah gobollada dalka Mareykanka.

Tartanka sanadkan, oo ahaa kii 16-aad ayaa waxaa ka qeyb galay 16 koox oo ah cayaartoyda dhexe, iyo shan koox oo ah caruurta da’da yar ee ka yar 11 jirka.

Weriyaheena Maxamuud Mascade, oo ku sugan Ohio ayaa noo soo diray laba warbixin oo ku saabsan sida loogu kala guuleystay tartankii dhallinyarda iyo midkii caruurta.

Tartanka cayaaraha dhallinyarada ee Ohio
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

Tartanka cayaaraha dhallinyarada ee ilmaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00

XS
SM
MD
LG