Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DFS oo 1 Milyan oo Doolar ugu Deeqday Abaaraha


Dowladda Somalia ayaa maanta hal milyan oo doolar ugu deeqday gargaarka loogu talagalay dadka ay abaaruhu ku dhufteen ee ku nool gobollo ka tirsan Soomaaliya.

Deeqdan waxaa maanta ku dhawaaqay wasiirka maaliyadda dowladda oo ka qeybgalayay shir looga arrinsanayay abaaraha oo maanta lagu qabtay magaaalada Muqdisho.

Warbixinta Deeqda Dowladda ee Abaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00


XS
SM
MD
LG