Maxkamadda sare milatariga ee Soomaaliya ayaa diidday racfaanka xukun hore oo dil aha uu ka qaatay Xasan Xanafi Xaaji oo maxkamadi ugu heshay dambi ah inuu ku lug lahaa dilka weriyayaal Soomaali ah.
Maxkamadda sare waxay ayidday xukunkaasi hore ee dilka ahaa. Ilaa hadda lama shaacin waqtiga uu dikaasi dhacayo. Warbixintan waxaa Muqdishu kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.