Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Abaaraha Ka jira Somaliland


Abaaro xooggan ayaa ka jira qaar ka mid ah deegaanada Somaliland, kuwaasi oo saameeyey dad iyo duunyaba. Guddiga abaaraha ee Somaliland ayaa sheegay in abaaruhu ay saameeyeen ku dhowaad hal milyan oo qof.

Haddaba barnaamijka faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay warbixin gaar ah oo aanu ku eegeyno saameynta abaarahaas. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinayan Ismaaciil Xuseen Farjar.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:21 0:00


XS
SM
MD
LG