Isku xirrada

Faaqidaadda: Dagaallada Ka Socda Puntland


Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu maanta ku saabsan yahay dagaallada ka dhacaya deegaano ka tirsan Puntland, oo u dhaxeeya ciidamada maamulkaas iyo maleeshiyada Al-Shabaab, iyo sababaha ka dambeeya tegitanaka Al-Shabaab ee degmadaas.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

XS
SM
MD
LG