Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali Shir uga Qeyb Galaya Columbia


Axmed Cali
Axmed Cali

Shirkan ayaa lagaga hadlayay sidii kor loogu qadi lahaa shaqo abuurka dhalin yarada iyo hal abuurka fikradaha ganacsi iyo wax soo saarka.

Shir ay ka soo qayb galeen ergooyin ka kala socday 160 wadan oo calamka ka tirsan ayaa lagu qabtay dalka Colombia ee Latin America.

Shirkan ayaa lagaga hadlayay sidii kor loogu qadi lahaa shaqo abuurka dhalin yarada iyo hal abuurka fikradaha ganacsi iyo wax soo saarka.

Axmed Cali Jaamac oo ah qofka kaliya ee Soomaaliga ah ee shirkaasi ka qayb galay ayaa VOA-da uga warramay muhiimadda Shirka iyo waxa ay ka korodhsadeen maadaama oo uu ka yimi geeska Africa oo shaqo la’aanta dhalinyaradu aad u badan tahay.

Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka teleefonka kula xidhiidhay Axmed Cali Jaamac oo ka tirsan masuuliyiinta urur aan dawli ahayn oo la yidhahdo Shaqo-doon oo xaruntiisu tahay Magaalada Hargeisa.

Waxanay ugu horayn waydiisay cida so qaban qabisay shirka.

Wareysi: Axmed Cali Jaamac
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG