Isku xirrada

Kerry: ISIS Xasuuq Ayay Geysaneysaa


jhon kerry

jhon kerry

Xoghaya arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry, ayaa sheegay in loo aqoonsanayo xasuuq gabbood fallada kooxda ISIS ay kageysanayaan dalalka Ciraaq iyo Siiriya.

Kerry, ayaa sheegay in Daacish, ay gummaad ku heyso kooxo gaar ah, sida Shiicada iyo Kiristanka ee magaalooyinka qaar, oo ay Yazidi ku jirto. Waxa uu sheegay in ay taasi tahay xasuuq.

Waxa uu tilmaamay inay masuul ka tahay dambiyada dhacaya, oo marar ka qaar sidoo kale ay u geysanayaan Sunniyiin, Kurdiyiin iyo dadka kale ee laga tirada badan yahay.

XS
SM
MD
LG