Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warar Sheegaya in Shabaab ay Gaareen Bandar Bayla


Al Shabab
Al Shabab

Guddoomiyaha Bandar-Bayla Siciid Aadan Cali ayaa VOA-da u sheegay inuu helayo warar sheegaya in al-Shabaab ay soo gaadheen qaybo ka mid ah degmadaasi.

Guddoomiyaha Degmada Bandar-Bayla ee gobolka Bari Siciid Aadan Cali ayaa VOA-da u sheegay in helayo warar sheegaya in al-Shabaab ay soo gaadheen qaybo ka mid ah degmadaasi.

Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo wararka ka imanaya degaanka Garacad ay sheegayaan inay halkaasi ka baxeen maleeshiyadii ururka Al-Shabaab ee shalay ku yimid doonyaha, kuwaasi oo haatan la sheegay inay dhinaca gudaha u galeen dhulka Puntland.

Xuseen Barre ayuu khadka tilifoonka ugu warramay.

Wareysi: Guddoomiyaha Bandar Bayla
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00


XS
SM
MD
LG