Isku xirrada

VOA oo Kulan Dadweyne ku Qabatay London


Kulanka VOA ee London

Kulanka VOA ee London

Kulankan ayaa looga hadlayey kaalinta ay dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurba-joogtu ay ka qaadan karaan ka hortagga xagjirnimada.

Habeenkii Sabtida ee 12-ka Bishan March, waxaa Idaacadda VOA-da laanteeda Soomaaligu ay ku qabatay magaalada London dood ku saabsan kaalinta ay dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurba-joogtu ay ka qaadan karaan ka hortagga xagjirnimada.

Doodaasi oo uu furay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Nuux waxaa ka qaybgalay 100 dhalinyaro ah oo badankood ku barbaaray ama ku dhashay dalalka Yurub.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji cabdiwali oo daadihinayay dooda ayaa warbixintan soo diray.

XS
SM
MD
LG