Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baraawe oo lagu Dilay nin Bambaanooyin Sitay


Gudoomiyaha degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, Xuseen Barre Maxamed ayaa sheegay in ciidankiisu ay dileen nin bambaanooyin ku hubeysnaa oo uu sheegay inuu doonayay inuu ku weerarro gurigiisa iyo taliska ciidamada.

Haddaba, Caasho Ibraahim ayaa guddoomiyaha khadka taleefonka ee Baraawe ku wareysatay.

Waraysiga Baraawe
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00

XS
SM
MD
LG