Isku xirrada

Muqdisho: Hay'adaha Amniga oo Foostooyin soo Bandhigay


Muqdisho

Muqdisho

Magaalada Muqdisho, hay’adaha amniga ayaa maanta soo bandhigay foostooyin looga shakiyay inay ku jiraan waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo.

Foostooyinkan ayaa lagu soo qabtay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Xasan Kaafi Qosyte.


XS
SM
MD
LG