Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda Qaxootiga Yemen ee Somaliland


Qaar ka mid ah qaxootigaas ayaa waxa ay ganacsi ka bilaabeen magaalooyinka Somaliland.

Dagaalladii sannadkii tegay ka dhacay Yemen waxa uu keenay in qaxooti tiro badani ay u qaxaan dhinaca Somaliland, kuwaas oo wakhtiyo kala duwan soo gaadhay.

Qaxootigaasi oo isugu jiray Soomaali iyo Yemeni, ayaa qaarkood waxa ay degeen oo ay nolol cusub ka billaabeen magaalooyinka Somaliland.

Qaar ka mid ah qaxootigaas ayaa waxa ay ganacsi ka bilaabeen magaalooyinka Somaliland.

Haddaba, Weriyaha VOA Barkhad Kaariye oo dhawaan safar shaqo ku tegay magaalada Berbera ayaa warbixintan ku eegaya xaaladda qaxootigaas iyo sida ay nolol uga billaabeen halkaa.

Warbixin: Barkhad
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

XS
SM
MD
LG