Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Dood Qaran oo laga Furay Minneapolis


FILE - The Minneapolis skyline rises in the background.
FILE - The Minneapolis skyline rises in the background.

Dhawaan waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota lagu daah furay madal loogu magac daray Dood Qaran oo dad aqoonyahanno iyo indheer garad ah ay qeyb ka yihiin.

Madashan ayaa waxaa aqoonyahannada Soomaaliyeed ay ku fallanqeyn doonaan fikradaha iyo talooyinka wax u tari kara dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Wariyeheenna Minnesota Maxamuud Mascade ayaa ka wareystay Cabdi Cali Xuseen, Cabdi Xukun, oo ka mid ah aas aasayaasha madashan Dood Qaran.

Madasha Dood Qaran oo laga furay Minneapolis
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

XS
SM
MD
LG