Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Qabatay Doonyo Kaluumaysi


Dekedda Boosaaso
Dekedda Boosaaso

Ciidamada badda Puntland ayaa saakay subaxnimadi dekadda magaalada Boosaaso ku soo bandhigay shan doonyood oo ay sheegeen in ay ku kaluumaysanayeen si sharci daro ah.

Doomahaas, ayaa ciidamada waxa ay sheegeen inay saarayeen dad ka badan 60 qof oo u dhashay dalka Yemen.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan ka waraysatay
shirka Jaraa’id kadib taliyaha Ciidaamaad badda Puntland General C/risaaq Diiriye Faarax, waxayna ugu horayn weydiisay tirada doonyaha ay soo qabteen, dadka saaran iyo halka ay ka soo qabteen.

Puntland oo qabatay doomo kalluumeysi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00


XS
SM
MD
LG