Isku xirrada

War Deg-Deg ah

(Sixitaan): Warkii Taliyihii Booliiska Saaxil ee la Dilay


(SIXITAAN), saida laga yaabo in qaarkiin aad ku maqasheen idaacaddii ay VOA sii deysey galabtii Salaasada (March 2, 2016), waxa VOA ay sheegtey in Taliyihii ciidanak Booliska ee Gobolka Saaxil ee Somaliland, Cabdirisaaq Yuusuf Axmed ay dileen dad mudaaharaad dhigayey, hasa-ahaatee waxa uu Taliyaha Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdullahi Fadal Iimaan uu VOA u xaqiijiyey in dadka diley Taliyihii Gobolka Saaxil aysan aheyn dad mudaaharaad dhigayey, balse ay ahaayeen koox burcad ah, sida uu mudane Cabdullahi Fadal Iimaan u dhigey.

Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada booliiska oo howl-gal amni ka waday meel buuraley ah oo u dhow deegaanka Biyoole ay soo weerareen koox hubeysan, halkaasna ay ku dileen.

XS
SM
MD
LG