Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaawacyada Qaraxyadii Baydhaba oo Xamar loo Qaaday


Dadka ku dhaawacmay qaraxyadii axaddii ka dhacay magaalada Baydhaba ee gobolka Baay ayaa weli xaaladdooda lagula tacaalayaa isbitaallada magaalada.

Ugu yaraan 32 qof ayaa ku dhintay dhaawacyada, ilaa 60 kalana way ku dhaawacmeen.

Qaar ka mid ah dadka dhaawacmay oo xaaladdooda ay daran tahay ayaa maanta loo soo qaaday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Baydhaba.

Qaraxyadii Baydhaba
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:12 0:00


XS
SM
MD
LG