Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Sabab u ah Weerarada Al-Shabab ee sii Kordhaya?


Qaraxii Al-Shababa ee hotelka SYL
Qaraxii Al-Shababa ee hotelka SYL

Agaasimihii hore ee nabad suggidda qaranka Axmed Macalin Fiqi, ayaan ka hadlay weeraradii ugu dambeeyey ee kooxda Al-Shabaab.

Waxaa sii kordaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Tirada dhimashada ayaa iminka ka badan 30, in ka badan 60 kalena way ku dhaawacmeen.

Maamulka Magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay dad u soo qabqabteen qaraxyadii shalay.

Hadaba Maxaa u suurta gelinaya ururka Al-Shabab inay fuliyaan weeraradan soo noq noqonayay bilhii u dambeeyay.

Wariyeheena Maxamed Colaad Xasan ayaa su’aashaas iyo kuwo kalebe weydiiyay, agaasimihii hore ee nabad suggidda qaranka Axmed Macalin Fiqi.

Wareysi: Axmed Macallin Fiqi
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:08 0:00

XS
SM
MD
LG