Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jeddah: Qoys ku Dhintay Qiiq ku Baxay Gurigooda



Qoys Soomaali ah oo ka kooban 5 qof ayaa maalintii shalay ahayd ku dhintay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Aabaha, hooyada iyo saddex caruur ah ayaa dhintay markii uu qiiq badani ku baxay gurigii ay deganaayeen.

Haddaba faahfaahinta dhacdadan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Nuur Ugaas Maxamed (Gaataa) oo xiriir bulshada iyo ka dibadda u qaabilsan Qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Jeddah.

Dhageyso Dhimashada Sucuudiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG