Isku xirrada

Wicitaanka: Aqoonyahan Aadan Makiina


Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Aadan Makina oo shahaada Ph.D-da ka diyaariya jaamacadda Walden University ee gobolka Minnesota, waxana uu ka hadlayaa adeegsidga shabakadaha bulshada.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

XS
SM
MD
LG