Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faarax Macalin oo ka Hadlay Xiriirka Kenya iyo Soomaaliya


Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa falanqaynaya xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya,

Dhawaan waxaa lagu xannibay garoonka Diyaaraha ee Kenya wefti uu hoggaaminayey Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid iyo xubno la socday, waxaana arrintan ka dhashay doodo badan oo la xidhiidha heerka uu gaadhsiisan yahay xidhiidhka labada dal.

Haddaba Guddoomiye ku Xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa falanqaynaya Xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya, isaga oo ka eegaya dhinacyo kala duwan.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu u waramay.

Wareysi: Faarax Macalin
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG