Isku xirrada

11 Qof oo ku Dhintay Dagaalkii Yaaq Bari Weyne


Dagaal ka dhacay Jubbadda hoose

Dagaal ka dhacay Jubbadda hoose

Kolonyo ciidamo ah oo isugu jira Itoobiyana ka tirsan AMISOM iyo ciidanka amniga Soomaaliya oo shalay lagu weeraray agagaarka tuulada Yaaq Bari Weyne ayaa maanta mar kale sii watay safarkooda kadib makrii weerarkaasi Al-Shabab uu shalay ku qasbay inay ku hoydaan degaankaas.

Ugu yaraan 11 qof oo dhinacyada dagaalamay ah ayaa la sheegya inay ku dhinteen dagaalkii shalay.

Axmed Cali Sheekh ayaa faahfaahinta xaaladda ugu dambaysay ee degaankaas ka waraystay weriyahayaga Baydhaba Mukhtaar Maxamed Catoosh oo xaaladda la socda.


XS
SM
MD
LG