Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Aleskandar Shockof (Yuusuf Caana Geel)


Meelo badan oo dunida ah ayaa shalay ilaa iyo xalay waxaa ka dhacayay xafladdo lagu xusayo maalinta afka hooyo ee Soomaaliga, oo sanadkan hal ku dheg looga dhiggay u hiilli afkaaga hooyo.

Soomaalida oo kaliya ma aha ee waxaa jira shaqsiyaad ajnabi ah oo bartay Afka Soomaaliga oo xuska Af-Soomaaliga uu macno u sameynayo.

Dadkaasi waxaa ka mid ah AleskandarShockof oo Soomaalidu ay u taqaan Yuusuf Caana Geel, Waxa uu ka mid yahay ergada hey’adda Laanqeyrta Cas Xasiifkeeda Somalia, waxiryeenna Yaasiin Ciise Wardheere ayuu ugu waramay Nairobi.

Wareysi: Aleskandar Shockof
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

XS
SM
MD
LG