Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'ado ka Digay Xaaladda Caafimaad ee Somalia


world vision logo
world vision logo

Hay’adahan oo ay ka mid tahay World Vision ayaa sheegay in isbitaalo badan oo ku yaalla dalka Soomaaliya la xiray sababo la xiriira dhaqaale la’aan.

Dalado ay ku mideysan yihiin ilaa iyo 26 hey’adaha gargaarka ee caalamiga ah ee aan dowliga aheyn ah, ayaa soo saaray digniin ku aadan xaaladda kaabayaasha caafimaadka Somalia oo ay sheegeen inay halis ku jirto, iyagoo dalbaday gagaar deg deg ah.

Hay’adahan ayaa sheegay in isbitaalo badan oo ku yaalla dalka Soomaaliya la xiray sababo la xiriira dhaqaale la’aan.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in lacag badan oo la ballan qaaday in lagu caawinayo caafimaadka Soomaaliya aysan bixin dalalkii iyo ururadii ballan-qaaday.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan ayaa warbixinta hey’addan ka wareystay, Kevin Mackey, oo ah agaasimaha hay’adda World Vision barnaamijkeeda Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Hay'ado digniin soo saaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00



XS
SM
MD
LG