Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi DFS ka Tirsan oo Kenya Lagu Xannibay


Wafdi uu hogaamiyahay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo isugu jiray xildhibaano wasiiro ayaa muddo saacado ah maanta lagu xayiray garoonka dayuuradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Nairobi.

Inkastoo Ra’isul wasaaraha iyo xubno wasiira ah markii dambe loo ogolaaday inay safarkooda sii wataan ayaa waxaa weli garoonka ku xayiran inta badan wafdiga.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo ka mid ah dadka weli ku xayiran garoonka Jummo Kenyatta wuxuuna weydiiyay sida wax u dhaceen.

Dhageyso Wafdi DS oo Kenya ku Xanniban
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:39 0:00

XS
SM
MD
LG