Isku xirrada

Kenya: Soomaalida oo Qaadanaya Kaararka Codeynta


Kenya, waxa ka dhacaya doorashooyinka guud oo ay ku jirto midda madaxtinnimo sanadka soo socda ee 2017, gaar ahaan bisha siddeedaad. Dadka, ayaa hadda loogu yeerayaa inay sii qaataan kaararka lagu codeeyo. Soomaalida gobolka waqooyi bari ee Kenya, ayaa hadda ku guda jira qaadashada kaararka lagu codeeyo.

Wariyeheenna Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan inoo soo diray.

XS
SM
MD
LG