Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Midowga Yurub Oo Mashruuc Ka Fulinaya Somaliland


 EU Flag
EU Flag

Midowga Yurub ayaa maanta Hargeysa uga dhawaaqay mashruuc ay ku baxayso 14 Malyuun oo Dollar oo lagu hormarinayo dhinacyada waxbarashada Somaliland.

Mashruucan ayaa qeyb ka ah hiigsiga caalamiga ah ee horumar waara.

Waxaa furitaanka msahruuca ka qaybgalay madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa sheegay in Somaliland ay dhowrkii sano ee lasoo dhaafay kordhisay miisaaniyadda waxbarashada.

Warbixintan waxa magaalada Hargeysa ka soo diray weriyaha VOA Barkhad Kaariye.

Mashruuc laga fulinayo Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:38 0:00

XS
SM
MD
LG