Isku xirrada

Faaqidaadda: Sanad Guurada 9-aad ee VOA Somali


VOA Somali

VOA Somali

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sanad guuradii 9-aad ee ka soo wareegtey markii dib loo furey laanta Af-Soomaaliga ee Idaacadda VOA.

Waxaan kusoo qaadaneynaa aragtida ay dadweynaha ka qabaan iyo sidoo kale madaxa VOA Cabdiraxmaan Yabarow oo ka jawaabaya su’aalaha dhageystayaasha.

XS
SM
MD
LG