Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Habka Maamulka Hawada Loo Soo Wareejinayo


ICAO
ICAO

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis loogu soo wareejinayo maamulka hawada la saxiixatay hay'adda QM ee ICAO.

Maamulka Hawada Soomaaliya waxaa in ka badan 20 sano gacanta ku haysay hay’ad hoos timaadda Qaramada Midoobay oo lagu magacaabo International Civil Aviation Organization “ICAO”.

Sanandkii 2013-ka ayey dawladda Soomaaliya iyo hay’addu kala saxiixdeen in maamulka hawada Soomaaliya lagu soo wareejiyo dawladda.

Haddaba sidee ayaa wareejintani u dhacaysaa? Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey Maxamed Khaliif Jaamac oo ah La-taliyaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ahna xiriiriyaha dawladda ee mashaariicda ICAO ee soo wareejinta hawada Soomaaliya.

Soo wareejinta maamulka hawada Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00

XS
SM
MD
LG