Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Badda Somalia Oo 51 Sano Jirsaday


Ciidamada badda Somalia
Ciidamada badda Somalia

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, ayaa ka qayb-galay munaasabad lagu xusayey sanadguurada.

Magaalada Muqdishu waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayey sannad-guuradii 51-aad ee aasaaska ciidanka badda Soomaaliya.

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, ayaa ka qayb-galay munaasabadda, waxaana ku wehliyey xubno ka tirsan golaha Wasiiradda, Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida iyo hoggaanada kala duwan ee Ciidamada dalka.

Mas’uuliyiinta munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in ilaalinta xeebaha iyo khayraadka badda Soomaaliya uu marayo waqti xasaasi ah oo u baahan jiritanaka ciidan taabba-gal ah.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Xuska sanadguurada ciidamada badda Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

XS
SM
MD
LG