Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska oo Saldhig Ka Furtey Garroonka


Dowladda Somalia ayaa adkeysay amaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Waxaana maanta laga furay gudaha garoonka Saldhig Boolis.

Dadaaladan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan dayuurad ay laheyd Shirkikadda Daallo oo garoonka ka kacday uu qarax dhinaca midig ka dalooliyay, ka dibna ay si deg deg ah ugu soo noqotay garoonka. Baaritaanka shilkaasi la xiriira ayaa uu socdo.

Wariyeheenna Magaalada Muqdisho Xassan Kaafi Qoryste ayaa warbixintan noo soo diray.

Dhageyso Warbixinta garroonka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

XS
SM
MD
LG