Isku xirrada

Wicitaanka: Wasiir Xasan Cabdi Maxamed


Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Wasiirka Warfaafinta ee Maamul-goboleedka K. Galbeed ayaa marti ku ah barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan, waxana uu ka jawaabi doonaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey, inalana socodsiinaya Jamaal Axmed Osman

XS
SM
MD
LG