Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikh Nololeedka Cabdi Xaaji Goobdoon


Cabdi Xaaji Goobdoon
Cabdi Xaaji Goobdoon

Suxfiyiin caan ah oo horey ula soo shaqeeyey Cabdi Xaaji Goobdoon, ayaa ka sheekeeyey taariikh nololeedkiisa.

Allaha u naxariistee, waxaa saaka maagalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Cabdi Xaaji Goobdoon, oo ahaa rug caddaa saxaafadeed, oo si weyn looga yaqiinay Soomaaliya.

Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa la sheegay inuu kusoo booday xanuun dhinaca wadnaha ah.

Weriyahenna Ibrahim Xassan Dandurey ayaa Taariikh nololeedka , Cabdi Xaaji Goobdoon wax ka weydiiyay Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar, Maxamed Aaden Xersi Terra, Maxamuud Cabdi Cali Ducaale, iyo madaxa laanta af-Somaliga ee VOA-da Cabdiraxman Yabarow, oo dhamaantood ah wariyeyaal rugcadaa ah oo ay horey u soo wada shaqeeyeen marxuumka, waxaana ku horeynaya Dalmar.

Taariikhda Nololeedka Goobdoon
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:50 0:00

XS
SM
MD
LG