Isku xirrada

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka (Q.8aad)


Ku soo Dhowaada Qayb kale oo Xiise badan oo ka mida Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, waxaadna ku maqli doontaan silsiladdii taxanaha ahayd ee Gobaad oo toddobaadkan galka seefta la iskala baxay.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

XS
SM
MD
LG