Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Faaqidaadda: Shirkii Madasha Qaran


Shirka Madasha
Shirka Madasha

Barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay shirkii madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo geba geboobay magaalada Kismaayo.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay shirkii madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo geba geboobay magaalada Kismaayo, oo aan wax natiijo ah laga gaarin.

Barnaamijka oo uu Muqdisho kusoo qabtay weriyaheena Xasan Kaafi Qoyste, waxaa ka qeyb galaya xildhibaan Cabdullahi Jaamac iyo Xildhibaan Maxamuud Guure, oo shirka ka qeyb galay, Abuukaate Cabdrisaaq Cali Dhoore oo ka mid ah aqoonyahanada Muqdisho iyo Cabdrixmaan Xuseen Caddo woo ka mid ah ururada bulshada rayidka..

Faaqidaadda Toddobaadka: Shirka Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:33:56 0:00


XS
SM
MD
LG