Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Nololeed Ee Ceel-Cadde Oo Liidata


Gedo, Somalia
Gedo, Somalia

Guddoomiyaha deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo, Cabdi Cali Cabdi Qoorleex ayaa VOA u sheegay in xaalad bani aadannimo adag ay ka jirto.

Guddoomiyaha deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo, Cabdi Cali Cabdi Qoorleex ayaa sheegay in xaalad bani’aadminnimo oo adag ay ka jirto deegaanka.

Ciidamada Amisom ee Kenya ayaa shalay dib ugu laabtay Ceel-Cadde kadib markii Maleeshiyada Al-Shabaab, ay Jimcihii (1/15/2016) weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenay ee Ceel-Cadde, halkaasi oo ay ku dileen askar badan oo ka tirsan kuwa Kenya, halka qaar kalena weli la’ yahay, ayaga oo sidoo kalena qabsaday hub.

Guddoomiyaha deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo, Cabdi Cali Cabdi Qoorleex, waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ay raadsanayaan oo keliya maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Waxa uu sidoo kale sheegya inay jiraan ciidamo ay soo badbaadiyeen dadka rayidka.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay wararkii ugu dambeeyey ee Ceel-Cadde.

Xaaladda Nololeed ee Ceel-Cadde Oo Liidata
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00

XS
SM
MD
LG